Haddaan anigu qaabayn lahaa

Haddaan anigu qaabayn lahaa dunida qaybteene

Qaxar iyo dhibaatiyo malaa qulub ma joogeene

Qalalaase iyo may jireen qayla dhaantaniye

Qab qab dhaafay waagii beryaba qiiq ma huriyeen

Qabiil laguma dhaateen dal aan qaadigii ahaye

Haddaan anigu qaabayn lahaa dunida qaybteena

Qawlaysatiyo tuug dhulkii kama qadhaabteene

Intii kalena qaansiyo hangool, weli ma qaateene

Biyuu qaniyad weeyee harraad lalama qaadheene

Qorraxdii duntaba meel madaw lama quluusheene

Qubaneey dhasheenii darxumo, uma qisaasmeene

Qoriddiyo kamay saahideen qalin tacliineede

Qadhqadhyada habeenkii gidaar qabaw ma seexdeene

Quustiyo waxaan biin lahaa qoomamadan baase

Articles

Where can I get Lorem Ipsum?

Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and typesetting industry. Lorem Ipsum has been the industry's standard dummy text ever since the 1500s, when an unknown printer took a galley of type and scrambled it to make a type specimen book. It has survived not...

read more

Why do we use lorem ipsum?

Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and typesetting industry. Lorem Ipsum has been the industry's standard dummy text ever since the 1500s, when an unknown printer took a galley of type and scrambled it to make a type specimen book. It has survived not...

read more

Poem

Shiinley 3aad

Date: Sun Sep 24, 2000 3:50 amSubject: "Shiinley 3aad" about SL. politics!Asalaamu calaykumWalaalayaal waxan idiin soo gudbinaya gabay hal xidhaale siyaasadeed ah, oo kusaabsan halka uu marayo xaalka dalkeena iyo dadkeenu. Waa gabay "shiinley" ahoo la...

read more

Shukriyeey

ShukriyeeyGabaygan waxa tiriyey Maxame xirsi Guuleed 1993. Waxanu u tiriyey Walaashii Shukri Xirsi guuleed oo inan yar ahayd markaa. Wuxu yidhi:-1. Shucarada aduunyadu markay gabay ku sheemayso2. Ninba wuxu shitaa meesha uu shiishku qaabiliye3. Markaasuu...

read more

Qabyaaladda: Bal maxaa ikaa daba dhigay?

Qabyaaladda: Bal maxaa ikaa daba dhigay?Gabaygan waxa la tiriyey 19-02-03. Waxa tiriyey Maxamed Xirsi Guuleed. Gabaygani wuxu ka tarjumayaa dareen dhaba iyo duruuf jirta. Waa gar-naqsi aniga iyo qabyaalada na dhextaal. Waana dacwad u furan...

read more