by adfadmin | Jan 21, 2019 | Poem
SalaamaMaansadan waxa tiriyey Maxamed Xirsi Guuleed 07/07/1997 isagoo jooga dalka Swedan. Sidaan hubo laba tobnaadAnoo da,da sare ka marayAsseen soddon weli kamilinAyaan surmo oodan iyoKun saymiyo eed galeeSideetan qofkii jireeSiday dad la daaq lahaaMaxaa saxariir...
by adfadmin | Jan 21, 2019 | Poem
Ina Cigaal: Anaw taliya Maanddeeq Asalaama calaykumWaxad moodaa inay bilaabantay tartamiddii madaxnimada ee Maandeeq. Waxad moodainuu nin waliba taagtii is muujinayo, kuwa kalena uu tamartii nusqaaminayo. Waxshalay iska caadi ahaa, ayaa maanta xasaasi noqday....
by adfadmin | Jan 21, 2019 | Poem
Helee bal maxaan hayaaba 2003-06-26Hoheey maalmaha badhkoodHabeenka ayaa ka rooneMaxaan juun uuga heesi? Halkay i dhigtaan arkaayeMaxaan hambalyiyo bogaadinDadkayga u soo hibayn ba? Gumaysi markuu i heerayMarkuu heeryada i saaraykuwii heegada u fuulayInay hudiyaan...
by adfadmin | Jan 21, 2019 | Poem
Cabdilqaadiroow guul Allee roobka gabadhleeyeyEe guri Sanaagiyo ka da´hay gobolladii hawdkaGallad weeye eebuhu markuu goosto bixiyaayewaase dayr gabaabsiday hadeer goorta uu yimiyeGudban waa bishii loo yiqiin gacallehaygooweGadaal waxa ka raacaana waa gubane...
by adfadmin | Jan 21, 2019 | Poem
Asalaama Calaykum, yaan sahaalo la moodin. Waxa tiriyey: Maxamed Xirsi Guuleed.Waxa ay maansadani ku jirtay riwaayadii; “Wax badso wax beel bay leedahay” ee uu alifay Maxamed Xirsi. Isla maansadan ayey riwaayadu ku furmaysaa. Isu daran diiriyaya shan...