by adfadmin | Jan 21, 2019 | Poem
Date: Sun Sep 24, 2000 3:50 amSubject: “Shiinley 3aad” about SL. politics!Asalaamu calaykumWalaalayaal waxan idiin soo gudbinaya gabay hal xidhaale siyaasadeed ah, oo kusaabsan halka uu marayo xaalka dalkeena iyo dadkeenu. Waa gabay “shiinley”...
by adfadmin | Jan 21, 2019 | Poem
ShukriyeeyGabaygan waxa tiriyey Maxame xirsi Guuleed 1993. Waxanu u tiriyey Walaashii Shukri Xirsi guuleed oo inan yar ahayd markaa. Wuxu yidhi:-1. Shucarada aduunyadu markay gabay ku sheemayso2. Ninba wuxu shitaa meesha uu shiishku qaabiliye3. Markaasuu nin shuhub...
by adfadmin | Jan 21, 2019 | Poem
Qabyaaladda: Bal maxaa ikaa daba dhigay?Gabaygan waxa la tiriyey 19-02-03. Waxa tiriyey Maxamed Xirsi Guuleed. Gabaygani wuxu ka tarjumayaa dareen dhaba iyo duruuf jirta. Waa gar-naqsi aniga iyo qabyaalada na dhextaal. Waana dacwad u furan garsooreyaasheeda iyo...
by adfadmin | Jan 21, 2019 | Poem
1.1. Wax badso wax beel bay dhashaaRiwaayadan waxa wada meteleya 8 qof oo kala ah 6 arday,hal macalin iyo hal waalid. Lixda arday afar way fiicanyihiin oo way dadaalaan labana waa saaqidiin. Marka labada saaqid u yimaadaan, waxay duufsanayaan ardaydii fiic fiicnayd...
by adfadmin | Jan 21, 2019 | Poem
1. Gabayga 1aadDate: Wed Mar 14, 2001 11:56 amSubject: “Burco Boodhlay” GabaySalaamada sxb dhamaantiinBeryahan danbe waxa batay soo hadal qaadka Burco iyo kaalinteeda bulsho,taariikheed, iyo siyaasadeedba. marar badan ayaan isku idhi malaha soo hadalqaadka...