Salaama

SalaamaMaansadan waxa tiriyey Maxamed Xirsi Guuleed 07/07/1997 isagoo jooga dalka Swedan.  Sidaan hubo laba tobnaadAnoo da,da sare ka marayAsseen soddon weli kamilinAyaan surmo oodan iyoKun saymiyo eed galeeSideetan qofkii jireeSiday dad la daaq lahaaMaxaa saxariir...

Anaw taliya Maanddeeq

Ina Cigaal: Anaw taliya Maanddeeq        Asalaama calaykumWaxad moodaa inay bilaabantay tartamiddii madaxnimada ee Maandeeq. Waxad moodainuu nin waliba taagtii is muujinayo, kuwa kalena uu tamartii nusqaaminayo. Waxshalay iska caadi ahaa, ayaa maanta xasaasi noqday....

Helee bal maxaan hayaaba

Helee bal maxaan hayaaba 2003-06-26Hoheey maalmaha badhkoodHabeenka ayaa ka rooneMaxaan juun uuga heesi? Halkay i dhigtaan arkaayeMaxaan hambalyiyo bogaadinDadkayga u soo hibayn ba? Gumaysi markuu i heerayMarkuu heeryada i saaraykuwii heegada u fuulayInay hudiyaan...

Cabdilqaadiroow guul Allee roobka gabadhleeyey

Cabdilqaadiroow guul Allee roobka gabadhleeyeyEe guri Sanaagiyo ka da´hay gobolladii hawdkaGallad weeye eebuhu markuu goosto bixiyaayewaase dayr gabaabsiday hadeer goorta uu yimiyeGudban waa bishii loo yiqiin gacallehaygooweGadaal waxa ka raacaana waa gubane...

Asalaama Calaykum, yaan sahaalo la moodin

Asalaama Calaykum, yaan sahaalo la moodin. Waxa  tiriyey: Maxamed Xirsi Guuleed.Waxa ay maansadani ku jirtay riwaayadii; “Wax badso wax beel bay leedahay” ee uu alifay Maxamed Xirsi. Isla maansadan ayey riwaayadu ku furmaysaa. Isu daran diiriyaya shan...