FAJACAAD

FAJACAADGabaygan waxaa tiiriyey maxamed xirsi guuleed 18-07-94 wuxuuna kaga hadlayaa gabdhaha soomaaliyeed ee iskaga tegey dhaqankoodii ,xishoodkii iyo anshaxii fiicnaa ee hablaha soomaaliyeed lagu yaqaaney gaar ahaan kuwa jooga magaalada addis ababa ee dalka Ethiopia...

Layga Sugi maayo

Layga Sugi maayoGabaygan waxa curiyey Maxamed xirsi Guuleed. Wuxu kaga hadlayaa dhaqamo isaga la xun balse ay dad badani hagaag moodaan. Maxamed wuxu tilmaamayaa inaan isaga marnaba laga sugayn dhaqamada noocaas ah. Wuxu yidhi: Soomaaliyeey qodobo aan layga...

Haddaan Anigu qaabayn lahaa…

Haddaan Anigu qaabayn lahaa…05/09/2001 Maxamed Xirsi.1. Haddaan anigu qaabayn lahaa dunida qaybteene2. Qaxar iyo dhibaatiyo malaa qulub ma joogeene3. Qalalaase iyo may jireen qayla dhaantaniye4. Qab qab dhaafay waagii beryaba qiiq ma huriyeen5. Qabiil laguma dhaateen...

Gabayga 1aad

1. Gabayga 1aad Date: Mon Jul 9, 2001 6:50 pm Subject: Cigaal: Anaw taliya Maandeq(Gabay) Asalaama calaykum Waxad moodaa inay bilaabantay tartamiddii madaxnimada ee Maandeeq. Waxad mooda inuu nin waliba taagtii is muujinayo, kuwa kalena uu tamartii nusqaaminayo. Wax...