Shiinley 3aad

Date: Sun Sep 24, 2000 3:50 amSubject: “Shiinley 3aad” about SL. politics!Asalaamu calaykumWalaalayaal waxan idiin soo gudbinaya gabay hal xidhaale siyaasadeed ah, oo kusaabsan halka uu marayo xaalka dalkeena iyo dadkeenu. Waa gabay “shiinley”...

Shukriyeey

ShukriyeeyGabaygan waxa tiriyey Maxame xirsi Guuleed 1993. Waxanu u tiriyey Walaashii Shukri Xirsi guuleed oo inan yar ahayd markaa. Wuxu yidhi:-1. Shucarada aduunyadu markay gabay ku sheemayso2. Ninba wuxu shitaa meesha uu shiishku qaabiliye3. Markaasuu nin shuhub...

Qabyaaladda: Bal maxaa ikaa daba dhigay?

Qabyaaladda: Bal maxaa ikaa daba dhigay?Gabaygan waxa la tiriyey 19-02-03. Waxa tiriyey Maxamed Xirsi Guuleed. Gabaygani wuxu ka tarjumayaa dareen dhaba iyo duruuf jirta. Waa gar-naqsi aniga iyo qabyaalada na dhextaal. Waana dacwad u furan garsooreyaasheeda iyo...

Wax badso wax beel bay dhashaa

1.1. Wax badso wax beel bay dhashaaRiwaayadan waxa wada meteleya 8 qof oo kala ah 6 arday,hal macalin iyo hal waalid. Lixda arday afar way fiicanyihiin oo way dadaalaan labana waa saaqidiin. Marka labada saaqid u yimaadaan, waxay duufsanayaan ardaydii fiic fiicnayd...

Gabayga 1aad

1. Gabayga 1aadDate: Wed Mar 14, 2001 11:56 amSubject: “Burco Boodhlay” GabaySalaamada sxb dhamaantiinBeryahan danbe waxa batay soo hadal qaadka Burco iyo kaalinteeda bulsho,taariikheed, iyo siyaasadeedba. marar badan ayaan isku idhi malaha soo hadalqaadka...

Salaama

SalaamaMaansadan waxa tiriyey Maxamed Xirsi Guuleed 07/07/1997 isagoo jooga dalka Swedan.  Sidaan hubo laba tobnaadAnoo da,da sare ka marayAsseen soddon weli kamilinAyaan surmo oodan iyoKun saymiyo eed galeeSideetan qofkii jireeSiday dad la daaq lahaaMaxaa saxariir...