Haddaan Anigu qaabayn lahaa…

Haddaan Anigu qaabayn lahaa…05/09/2001 Maxamed Xirsi.1. Haddaan anigu qaabayn lahaa dunida qaybteene2. Qaxar iyo dhibaatiyo malaa qulub ma joogeene3. Qalalaase iyo may jireen qayla dhaantaniye4. Qab qab dhaafay waagii beryaba qiiq ma huriyeen5. Qabiil laguma dhaateen...

Gabayga 1aad

1. Gabayga 1aad Date: Mon Jul 9, 2001 6:50 pm Subject: Cigaal: Anaw taliya Maandeq(Gabay) Asalaama calaykum Waxad moodaa inay bilaabantay tartamiddii madaxnimada ee Maandeeq. Waxad mooda inuu nin waliba taagtii is muujinayo, kuwa kalena uu tamartii nusqaaminayo. Wax...

Intaasaan Alleyl kaa beryey

Intaasaan Alleyl kaa beryeyWaxa tiriyey tixdan Maxamed Xirsi Guuleed 31-01-2003. Wuxu yidhi:-Allahaw aduunyada intaan anigu sii joogoKollay waa ayaamee intaan iilka la´i geynineen laygu aabudhin xabaal layga imanaayoWaxan adiga kaa tuugayaa tuban amuuroodeAqoon,...

Dal sifayn

Dal sifaynGabaygan wuxu tiriyey Maxamed Xirsi 1996 isaga oo jooga Sweden. nin ay saaxiib ahaayeen oo gabya ayaa soo waydiiyey bal inuu ka soo waramo meesha uu tegey. Dabadeed wuxu yidhi Maxamed Xirsi:Gabay waa mid kugu soo degiyo mid aad ku daashaayeMarbaad kala...

OORI

OORIWaxa gabaygan tiriyey Maxaned Xirsi Guuleed isagoo jooga wadanka Sweden 1995. Waxana ka soo codsaday gabay ku saabsan dhiirri gelinta guurka saaxiibkii Cumar C/laahi Yasir oo joogey markaa wadanka kanada. Wuxu yidhi:-1. Cumaraw astayn gabay baryahan uurka maan...