Intaasaan Alleyl kaa beryey

Intaasaan Alleyl kaa beryeyWaxa tiriyey tixdan Maxamed Xirsi Guuleed 31-01-2003. Wuxu yidhi:-Allahaw aduunyada intaan anigu sii joogoKollay waa ayaamee intaan iilka la´i geynineen laygu aabudhin xabaal layga imanaayoWaxan adiga kaa tuugayaa tuban amuuroodeAqoon,...

Dal sifayn

Dal sifaynGabaygan wuxu tiriyey Maxamed Xirsi 1996 isaga oo jooga Sweden. nin ay saaxiib ahaayeen oo gabya ayaa soo waydiiyey bal inuu ka soo waramo meesha uu tegey. Dabadeed wuxu yidhi Maxamed Xirsi:Gabay waa mid kugu soo degiyo mid aad ku daashaayeMarbaad kala...

OORI

OORIWaxa gabaygan tiriyey Maxaned Xirsi Guuleed isagoo jooga wadanka Sweden 1995. Waxana ka soo codsaday gabay ku saabsan dhiirri gelinta guurka saaxiibkii Cumar C/laahi Yasir oo joogey markaa wadanka kanada. Wuxu yidhi:-1. Cumaraw astayn gabay baryahan uurka maan...

Burco Boodhlay (1)

Burco Boodhlay (1)Salaamada dhammaantiinWaxan jeclaystay inaan soo gunaanado tixdii yarayd ee iga soo baxday ee raggaqaar ka cadhaysiisay. Waan ka xumay inaan dhasriyey hawlihii muhiimka ahaa eegolaha hor yaalay. Waan u cudur daaranayaa walaalah u arkay gabay deelqaaf...

Bal maxaa i kaa daba dhigay? Jawaab

Maxamed Saalax wuxu yidhi:Mahad gaar ah Maxamed Xirsi, ma aha markii ugu horreysey een gabay kaaga ah dul imaado. Runtii waxaan qiray in aad gabay yaqaan tahay.malaha waad dhaxashay,malahayga dirka maanta kacay oo Qurbe iyo luqado jaan isu daba mareen ma rumaysnayn in...